RADIO WAAMO

WARAYSIYO/MAQAL

Inaa lilaahi Wa inaa ilaahi Raajicuun: Tacsi

Inaa lilaahi Wa inaa ilaahi Raajicuun: Tacsi

Dr: Ciise Axmed Xaaji (Dr: Ciise Cadde) oo Dubai ku geeriyooday ayaa waxa halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraya qoyskii iyo qarabadii iyo dhamaan umada Soomaaliyed ee uu Dr, Ciise Cadde Ka geeriyooday dadkakala ah.

Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse

Suldaan Siciid Maxamed Garaase

Suldaan Subayr

Boqor C/laahi Boqor Muuse

Garaad Saleebaan Garaad maxamed Garaad maxamuud

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac

Nabdoon Daahir Maxamed

Nabadoon Aadan Cali Dagal

Abshir Cumar Huruuse

Cabdi nuur Gaadayare

Cali Mahdi Aadan dabaraani

Eng C/rixmaan Aadan Dabaraani

Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladi iyo qaraabadii iyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee uu Dictorku ka geeriyooday allaha u naxariistee waxay leeyihiin ilaahay ha ka waraabiyo janadu fardawsa dhamaan dadkii uu ka tagayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo Anaguna hadaanu nahay Bahda Webka www.raadiowaamo.com waxaanu leehanay aamiin aamiin Inaa lilaahi Wainaa Ilaahi Raajicuun.

Source:www.raadiowaamo.com

Codka Shacabka Jubbada Hoose

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.

KENYA,08-MAARSO,2009(RW)Waxaa ka dhacay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi heshiis lagu magacaabey is fahan dhanka xuduudaha badda Soomaaliya iyo Kenya ah.
 
FIKRADAHA/MAQAALLO