RADIO WAAMO

WARAYSIYO/MAQAL

Muqdisho. 25.july.2010.3:40 PM (RWN). Mas’uul katirsan DKMG oo sheegay in ciidamo katirsan madaxtooyada ay ku bireen Xarakada Alshabaab.

Muqdisho. 25.july.2010.3:40 PM (RWN). Madaxa taliska ciidamada madaxtooyada villa Somalia Jeneraal C/aahi Cali Caanood oo wareysi siiyey wargeyska Al-xayaat ee ka soo baxa magaalada London ayaa sheegay in saddex askari oo katirsan ilaalada madaxtoyada Villa Somalia ay ku biireen xarakada Al-shabaab Al-mujaahidiiin.

Sarkaalku waxa uu ku gacan seeray in ciidamada ku biiray Xarkatu Al-shabaab Al-mujaahidiin ay ahaayeen saraakiil balse waxa uu ku nuunuuxsaday in askrataasi ay ahaayeen askar caadi ah.

Hadalka sarkaalka ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay hogaanka sare ee xarakada Al-shabaab Al-mujaahidiin ay saxaafadda u soo bandhigeen saddex askari oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen hogaanka sare ee ciidamada madaxtooyada Villa Somalia, islamrkaana ay ka soo baxsadeen dowladda KMG kadib markii ay ogaadeen in ay qalad faraha kula jireen sidaas waxaa yiri Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ah afhayeenka taliska ciidamada Xarakada Shabaab Al-mujaahidiin.

Dhawaqan kasoo yeeray sarkaalka ugu sareeya ciidamada madaxtooyada Villa Somalia , ayaa haddii uu dhab noqdo waxaa uu dhabarjab weyn ku noqonayaa Dowladda KMG ee Somalia oo dagaalo qorshaysan kula jirta xoogaga mucaaradka.

Muqdisho. Shabakada Wararka ee www.radiowaamo.com
Codka Shacabka Jubbada Hoose

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.

KENYA,08-MAARSO,2009(RW)Waxaa ka dhacay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi heshiis lagu magacaabey is fahan dhanka xuduudaha badda Soomaaliya iyo Kenya ah.
 
FIKRADAHA/MAQAALLO