Jubbaland H. Society
Kisima Peace & Development
Lower Jubba Salvation & Unity
 
 

WARARKII UGU DAMBEEYEY

 

WARAYSIYO/MAQAL

Muqdisho. 25.july.2010.3:40 PM (RWN). Madaxa taliska ciidamada madaxtooyada villa Somalia Jeneraal C/aahi Cali Caanood oo wareysi siiyey wargeyska Al-xayaat ee ka soo baxa magaalada London ayaa sheegay in saddex askari oo katirsan......................
Garoowe. 1.july.2010.7:10 PM (RWN). Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xaafadaha kala duwan ee magaalada garoowe ee caasumada dawlada ..............................
Muqdisho. 10 June 2010.(RWN). Kaddib markii ay shalay iyo maanta is casileen dhowr wasiir oo ka tirsan xukuumadda FKM ah, ayaa waxaa batay faallooyin ku saabsan arrintaas. Qaar ka mid ah saxaafadda iyo dadka siyaasadda..................
Muqdisho. 16 May 2010.(RWN). Guddoomiye Sh. Adan Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in DKMG ay dhacday. Xildhibaanno kale ayaa iyaguna xilkii ka qaaday Adan Madoobe..............
Bosaaso. 09 May 2010 (RWN). Waxaa saaka ka socda xarunta Madax tooyada Gobolka Bari ee Boosaaso kulan ay albaabada u xiran yihiin oo ay leeyihiin Golaha Xukuumada Puntland ,kulankaan ayaa waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxaan Shiikh Maxamuud Faroole..
Nayroobi. 18 Apr 2010(RWN). Ciidanka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay si arxan daro ah u dileen si bareer ah wiil Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa dalka Kenya,Wiilkaan oo lagu Magacaabo Maxamed Fu.aad Maxamed Indho Male ayaa u geeriyooday dhaawac ay xalay ......
Muqdisho. 18 Apr 2010(RWN). Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Baarlamaank DFKM Cisman Cilmi Boqorre ayaa ku dhawaaqay in uu xilkii uu u hayey DFKM uu iska casilay,
Garoowe. 12 Apr.2010.(RWN). Waxaa saaka si weyn looga xusay xarun dowlada Puntland xuska maalinta ciidanka qalabka sida ee Somaaliya waxaana xaflad balaaran lagu qabtay xerada 54 ee duleedka magaalada Garoowe.
Khartuum. 11.Abr.2010. 7:10 AM (RWN). Shacabka wadanka Sudan ayaa maanta waxaa ay u dareerayaan goobaha codbixinta iyadoona mid kasta oo kamid ah shacabka isdiiwaan galiyay uu doonayo .............
Muqdisho. 11.Abr.2010. 1:46 PM (RWN). Xildhibaano katirsan Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in la soo gabagabeeyay dhismaha Guriga Shacbiga ee magaalada Muqdisho oo mudooyinkii ugu ..............
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
KENYA,08-MAARSO,2009(RW)Waxaa ka dhacay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi heshiis lagu magacaabey is fahan dhanka xuduudaha badda Soomaaliya iyo Kenya ah.
 

FIKRADAHA/MAQAALLO